Somali News

Somaliland: Xaaladihii U Danbeeyey Ee Deegaanka Adhi-cadeeye Oo Shalay Shaqaaaqo Ka Dhacday Iyo Ciidamada Oo Dad U Xidh-xidhay Shaqaaqadan

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool soona gaadhaya Wargane.com ayaa waxay sheegayaan in xaaladda guud ee deegaanka Adhi-cadeeye ee gobolka Sool...

Hoggaamiyaha Sare Ee Iran Ayatollah Ali Khamenei Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Siyaasadaha Reer Galbeedka.

Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa sheegay axadii in weerarada ay gaysanayaan kooxda Islamic State ee Yurub iyo meelo kale ay muujinayaan...

Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Dalka Angola Oo Walaac Ka Muujiyay Madax-bannaanida Guddiga Doorashooyinka Dalkaasi.

Xisbiga mucaaradka oo ay weheliyaan kooxaha bulshada rayidka ah ee Angola ayaa walaac ka muujiyay madax-bannaanida Komishanka doorashooyinka ka hor doorashooyinka muhiimka ah ee...

Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Qalab Sports Oo Dhamaystiran U Qaybiyey 12 Kooxood Oo Ka Jira Gobolka Saaxil Oo Tartan Uga Furmay Berbera.

Masuuliyiin uu hogaaminayo Gudoomiyaha ku meelgaadhka ah ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiqaadir Jirde ayaa Qalab Ciyaareed oo dhamaystiran u qaybiyey 12...

War Deg Deg ah: Ismaciil Hurre Buubaa oo laga Joojiyey inuu ka dhoofo Madaarka Hargeysa, Maxaa Sababay

Ismaciil Maxamud Hurre Buubaa oo ah Siyaasi ka tirsan Xisbiga WADDANI ayaa laga joojiyay inuu ka dhoofo Madaaŕka Caasimada Hargeysa xilli uu isticmaalayay baasaaboor...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img