Somali News

Somalia: Qarax ka dhacay Saldhigga dhexe ee degmada Kismaayo

Qaraxan oo la aaminsanyahay in uu ahaa nooca miinooyinka dhulka lagu aaso ayaa goor dhow ka dhacay Saldhigga dhexe ee degmada Kismaayo. Qaraxa ayaa la...

Somaliland: Maamulka Puntland Oo Dawooyin Iyo Qalab Caafimaad Soo Gaadhsiyey Xukuumadda Somaliland

Wasiir Kuxigeenka Caafimaadka Puntland Ayaa Deegaanka Yube Ku Qaybisay Dawooyin, Khudbadna U Jeedisay Dadka Deegaanka Wasiir kuxigeenka maamul goboleedka Puntland ee dalka Somalia Aamina Xadhigle...

Somaliland: Shirwaynaha Dhallinyarada Beelaha Habar-jeclo Oo La Iclaamiyey, Goobta Iyo Goorta La Qaban Doono

Kulan ay isugu yimaadeen dhallinyarada aqoonyahanka beelaha Habar-jeclo oo ka dhacay magaalada Burco ayaa lagu iclaamiyey shirwaynaha dhallinayarada beelwaynta Habar-jeclo oo lagu qaban doono...

Somaliland: Ma Dhabaa Inaanay Xukuumada Siilaanyo Aanay Wali Dhamaystirin + Caqabadaha Kale ee Hortaagan Qabsoomidda Doorashada

Dib U Dhac Kasta Oo Doorashada Ku Yimaadda Ayaa Saamayn Xun Ku Yeelan Doona Xidhiihdka Somaliland iyo Beesha Caalamka Mudadii loo cayimay qabsoomidda doorashada Madaxtooyada...

Sidee Ayuu Saddaam Xuseen U Noolaa Maalmihii Ugu Dambeeyey Noloshiisa

Madaxweynahii hore ee Ciraaq Saddaam Xuseen ayaa maalmihiisii u dambeeyey noloshiisa waxa uu ku qaatay xaalad firfircooni iyo niyad sami leh, isagoo mararka qaarkoodna...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img