Somali News

Somalia: Al-Shabab Iyo Amsiom Dagaal Culus Adag Isku Qabatay Degamada Sh/Hoose + Dhimashada Iyo Dhaawac Oo Hadh Bala,,

Xarakadda Al Shabaab ayaa xalay Madaafiic ku garaacay saldhigyo ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin degaanka Number  50  ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dadka degaanka ayaa sheegay...

“Qatar Weligeed Ba Waxa Ay Taageeri Jirtay Argagixisada” Donald Trump

Madaxweynaha waddanka Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale ka hadley xasaradda ba’an ee diblomaasiyadeed ee ka taagan dalalka Khaliijka ee go’doomiyey dallka Qatar. Trump oo...

Somaliland: Akhriso Nuxurka Dood Adag Oo Wasiirada Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo Ka Yeesheen Khilaafka Diblomaasiyadeed Ee Wadamada Khaliijka+Tirada Wasiirada U Codeeyey In La Taageero

Shirkii golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland ee Khamiistii ayaa waxa ka dhacday dood xasaasi ahayd oo salka ku haysay doorka Somaliland ee khilaafka Diblomaasiyadeed ee...

Daawo: Sir Culus Waa Maxay Sababta Uu Furay Ninkada Barwaaqo Qalanjo ? Ceebti Aduunka

fanaanada caanka ah ee barwaaqo qalanjo oo ninnkadi khaatiyaan ka istaagay abwaan xasan dhuxul laabsaalax oo u u furay isaga dariis isaga oo sheegay...

Somaliland: “Qaadka & Xashiishaddu Waa Waxyaabaha La Doonayo In Mustaqbalka Dalkan Lagula Wareego…” Sheekh Aadan-Siiro

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Khatarta uu leeyahay Carrabka Bani-aadamku haddaan la xakaymin oo aan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img