Somali News

Somaliland: Shir Degdeg Ah Oo Xalay Golaha Wasiirrada Somaliland Isugu Yimaaddeen, Wafti Carabaha U Baxaya Iyo Ujeedada Uu Daarnaa Kulankaasi

Xubnaha Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa la sheegay in ay xalay isugu yimaaddeen qasriga Madaxtooyada Somaliland oo kulan gaar ahi uga qabsoomay kaasi oo warar...

Somaliland: Muxuu Sh. Berberawi Ka Yidhi Eedayn Culus Oo Uga Timid Sheekh Rusheeye Ee Uu Ku Sheegay Inay Arday Berberawi Wax U Dhigaa,Teleefan Ugu...

Sheekh Cabdale Xasan Xaashi (Berberaawi) oo ka mid ah Culimada Waa weyn ee Reer Somaliland,Islamarkaana uu Madaxweyne Siilaanyo dhawaan ku daray liiska Gudida Culimada...

Somaliland: Doodo Ka Taagan Qaabkay Iskula Jaan Qadi Karaan Xubnaha Guddida Culimadu, Jameecooyinka Ay Ku Kala Abtirsadaan Iyo Qodobo Dastuurka Ka Hor Imanaya Oo...

Inkasta Oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Dhiirraday Magacaabista Guddidan Oo Ay Ku Dhici Waayeen Madaxweynayaashii Ka Horreeyey Haddana Nala Wadaag Dhaliilo Sharci Oo Ku Lammaan...

DegDeg: Xukuumadda Somaliland oo Wareejisay Warashadii Sibidhka Berbera yayse ku Wareejisay?

Xukumaadda Somaliland ayaa Shir jaarid oo ay qabatay ku Sheegtay in ay Warashadii Sibidhka ku Wareejisay Ganacsato Reer Somaliland iyo Ajaanib ah. Wasiiradda Ganacsiga iyo...

War Deg Deg Ah: Daawo Madaxtooyadda Somaliya Oo Lagu Diley Fanaanka Lil Baliil Aabihiis oo Lagu Diley

War Deg Deg Ah: Daawo Madaxtooyadda Somaliya Oo Lagu Diley Fanaanka Lil Baliil Aabihiis oo Lagu Diley

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img