Somali News

Diyaarad Cusub Oo La Shaaciyey In Ay Duulimaadyo Ka Bilaabi Doonto Garoonka Hargeysa

Diyaarada Air Arabia oo laga leeyahay dalka Imaaraadka gaar ahaan Shaariqa ayaa waxaa la sheegay in ay dhawaan duulimaadyo ka bilaabi doonto garonka diyaaraha...

War Deg Deg Ah: Faysal Cali Oo Xisbiga Ucid Wareejinaya Iyo Cida U ku Wareejinayo Iyo Cidda Ka Danbeysa Inu Wareejiyo

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee xisbiga ucid ayaa sida aya wararku nagu soo gaadhayan waxa ay sheegayn inu guddoomiyaha xisbiga ucid ku wareejinayo mid...

Nin Loo Aqoonsaday Kan Adduunka Ugu Gaaban Oo Dalka Hindiya Ka Dhaliyey In Ay Malaayiin Qof Ka Barakaystaan Oo Caabudaan

Waddanka Hindiya oo ka mid ah dalalka hab-dhaqannada layaabka leh iyo caadooyinka qariibka ah dadkooda lagu yaqaano ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey waxa ku soo...

Dab xooggan oo qabsadey dhisme 24 dabaq ah oo ku yaala Galbeedka London

Waxaa weli socda badbaadinta dadkii wax ku nqodey, dab aan horey loo arag isaga oo kale oo qabsadey dhisme aad u dheer oo gaaraya...

Deg Deg: Daawo Khilaafka Xukuumadda Oo Ka Bilaabmay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Lagu Kala Baxay

Deg Deg: Daawo Khilaafka Xukuumadda Oo Ka Bilaabmay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Lagu Kala Baxay Khilaafkii ugu cuslaa ayaa ka dhex qarxay golaha deeganka magaalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img