Somali News

War Deg Deg ah: Dekedii Berbera Oo Hilaacaday Oo Qayba Ka Mid Ah Dab Ka Kacay Iyo Khasaaraha

Dab ayaa goor dhaweyd fiidkii, bacda afurkii waxaa uu ka kacay qeybo ka mid ah Dekedda magaalada Berbera, waxaana uu dabkani ka bilowdey hal...

Somalia: Mid Ka Mid Ah Dalalka Yurb Oo Lagu Tagi Doono Passaport Ka Somaliya Oo La Aqoonsaday Passaporta Ka Somalia

Agaasimaha guud ee hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dalka Somaliya Gaashanle Sare Maxamed Aadam Koofi, ayaa sheegay in dowladda Norway ay aqoonsatay baasaboorka Soomaaliga gaar...

Somaliland: Daawo Siyaasi Cabdoqaadir Oo Soo Dhaweeyey Kooxda Khaatumo Heshiiski Ay Somaliland Kala Saxeexdan

Siyaasi Cabdoqaadir Oo Soo Dhaweeyey Kooxda Khaatumo Heshiiski Ay Somaliland Kala Saxeexdan

Deg Deg: Xisbiga Waddani Oo Laf Dhuun Gashay Ku Noqday Qaranimada Somaliland Oo Ka Soo Hur Jeestay Heshiiski Kooxda Khaatumo

mid ka mid ah saraakiisha sare ee xisbiga waddani oo baska kala Dagay xisbiga wadani ee u gadhwadeenkaka yahay Cabdiraxmaan Ciiro Guddoomiyaha Aqalka Golaha...

War Deg Deg Ah: Kooxda Al Shabab Oo Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Ciidamada Ku Dhex Dishay Magaalada Muqdisho

Saddex nin oo hubeysan ayaa maanta degmadda Dharkeenley ee gobolka Banaadir ku dilay askari ka tirsanaa ciidanka dowladda Soomaaliya. Kooxda hubeysan ayaa sidoo kale dhaawacay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img