Somali News

Somaliland: Daawo Safiirka Jabuuti U Fadhiya Somaliland Oo Ka Cararay Su’aal Ay Warbaahintu Ka Weydiisay Diyaarado Dagaal Duqaymo Ka Gaystay Degmada Saylac.

Safiirka dawladda Jabuuti ee u fadhiya Somaliland, ayaa ka cararay in uu ka jawaabo su’aal ay warbaahintu ka weydiisay diyaarado duqeymo ka geystay deegaanada...

Deg De: Xisbiga Waddani Muxu Ka Yidhi Heshiiska Khaatumo

Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si aada Xukuumadda ugu dhaliilay qaabka ay u wajahday wada-hadalada u dhaxeeya maamulka Khaatumo iyo Somaliland, waxaana ay...

Shakhsiyadda Dhabta Ah Ee Wiilka Loo Cimaamaday Dhaxal-Sugaha Boqortooyada Sucuudiga Iyo Awoodda Uu Ku Leeyahay Talada Dalkaasi – WQ: Maxamed M. Yuusuf (Ilkacase)

Boqorka Waddanka Sucuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis waxa uu shalay subax xilka dhaxal-sugaha waddankiisa u magacaabay Mid Ka Mid ah Wiilashiisa oo lagu...

Deg Deg: Abwaan Laabsaalax Muxu Ka Yidhi Safarkiisi Muqdisho

Guddoomiyaha fannaaniinta xiddiga geeska Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada iyo qaar ka mid ah shabakaddaha warar oo sheegaya...

Somaliland: Diyaarado Duqeeyay Deegaanno Ka Mid Ah G. Selel Ee Somaliland

Diyaarado aan la aqoonsan dalka laga leeyahay oo kuwa dagaalka ah ayaa rasaas ku riday deegaanno ka tirsan Somaliland, sida uu sheegay Guddoomiyaha gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img