Somali News

Somaliland: Waftiga Xisbiga WADDANI Ee Cibaadada Cimrada Soo Gutay Oo Kulan La Qaatay Jaaliyada Somaliland Ee Sacuudiga

Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ee soo gutay waajibaadka Cibaadada Cumrada ayaa kulan la yeeshay Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Dalka Sacuudiga. Xubnaha kulan...

Somaliland: Wiilkii Reer Hargeysa Ee Ku Andacooday In Imaaraadka Carabta Laga Soo Masaafuriyay Oo Gaadhay Qatar

Ismaaciil Cumar Madar oo ah wiil reer Somaliland ah oo dhawaan sheegtay in laga soo saaray tartankii Quraanka Kariimka ah ee lagu qabtay dalka...

Somaliland: “Waynu Qarsanaynaa Ee Kooxo Ayaa Dalka Xukuma, Waayo; Awooddii Madaxweynenimo Ayaa Innaga Itaal-daraysay”

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-siiro), ayaa Khudbaddii Salaadda Ciidda ee kaga hadlay Arrimo badan, kuwaasi oo ay ka mid yihiin dhibaatooyinka ka...

Somaliland: Wasiir Sacad Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Inaanay Somaliland Kala Masuugin Aqoonsiga

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa fariin u diray Beesha Caalamka, waxaanu ugu baaqay inay qaranimada iyo madax-banaanida Somaliland qiraan...

Somaia: Qarax laga maqlay Markab ku xirnaa xeebaha degmada Caluula ee Puntland

Wararka ka imaanaya Xeebaha degmada Caluula ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax weyn laga maqlay markab kuwa dagaalka ah oo ku sugnaa meel...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img