Somali News

Somaliland: Madaxwayne Siilaanyo Oo Muddo 28 Cisho Ah Kadib Bari Dalka Dib Ugu Soo Laabanaya

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” iyo wafti uu hogaaminayo oo muddo safar ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta ayaa la filayaa in maalinka barri...

Deg Deg: Daawo Deg Deg Musharax Muuse Biixi Cabdi Oo Gabadh La Siiyay iyo Beesha Siiyay.

Deg Deg Musharax Muuse Biixi Cabdi Oo Gabadh La Siiyay iyo Beesha Siiyay. https://youtu.be/Lugr527t2Ac

Deg Deg: Madaxweyne Farmaajo Oo Arrin Yaab Lah Ka Codsaday Baarlamanka Somaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 2aad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka. Madaxwaynaha oo khudbad u jeediyey Golaha ayaa...

Somaliland: “Xisbiga Ugu Badan Golaha Wakiilladu Waa Kulmiye, Haddana Inay Cabdiraxmaan-Cirro Beddelaan Way Diideen, Sababtu Waa Maxay….”?

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo xilligan ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa Wareysi dheer...

Trump Oo Wiil Uu Dhalay Ku Xoojiyey Baadhistii Xidhiidhka Ruushka Ee Lagu Wado

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ee ah Curadka Carruurtiisa, ayaa loo sheegay in xogta ku aaddan Hillary Clinton ee ay u gudbisay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img