Somali News

Somaliland: Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Cadaysay In Dekedda Berbera La Kulantay Hoos U Dhicii Ugu Darnaa Intii DP World Lagu Wareejiyay

Rugta ganacsiga Somaliland ayaa cadaysay in shirkadda DP world uga dartay nidaamkii shaqo ee dekedda Berbera islamarkaana uu dekedda hoos u dhac weyni ku...

Hagardaameynta loo Gaysto Shirkadaha Dahabshiil Group Waa Waxyeelaynta Danaha Soomaalidda

Salaanta islaamka ka dib, waxaan ka tacsiyadeynayaa shirkada Dahabshiil Group & hawl-wadeenadeeda daafaha dunida, gaar ahaan Mr. Xasan Cabdi Cawad, Maamulaha Guud ee Shirkada...

Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Ka Hilaacay Guud Ahanba Gobalka Sanaag Iyo Wacdarihii Ceel-Afweyn Ee Cirro

Waftigii uu hogaaminaayey ayaa waxaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey degmada Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag iyo deeganada hoos yimaada . Waftiga oo ka...

Somaliland: Reer Kulmiye Wali Igamay Qanciin Oo Wey Indho Adaghiin ” Ma Soo Laabayo Reer Kulmiyow ” Hoggamiye Xirsi

Hogaamiyaha Waddani Xirsi ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Khilaafka la leeyahay isaga iyo Cirro ayuu a dhexeeyaa, waxaa kale oo uu ka hadlay...

Somaliland: Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Sheegay Inay Dhisi Doonaan Madaarka Kalabaydh Marka Ay Talada Ku Guulaystaan

Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Masuuliyiin Kale Oo Uu Ka Mid Yahay Madaxa Ololaha Xisbiga Waddani Oo Hadhimo-Sharafeed Loogu Sameeyey Deegaanka Agamsaha ee Arabsiyo Hoggaamiyaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img