Somali News

Somaliland: Maayarka Boorama Oo Sheegay In Badhasaabka Gobolku U Soo Qoray Warqad Uu Kaga Dalbanayo In La Iibiyo Dhul Dan-guud Ah

Khilaaf culus ayaa soo kala dhex galay Guddoomiyaha Gobolka AWDAL Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) iyo Maayarka Magaalada Boorama oo ay wehelinayaan Xildhibaannada Golaha Deegaanku. Khilaafkan...

Somaliland: Cali Guray Oo Sheegay Siyaasiyiinta Beesha Sacad Muuse Inaanay Wax Awood Ah Ku Lahayn Beesha Sacad Muuse

Mujaahid Cali Guray Aya Kaga Soo Faalooday Barta U Ku Layahay Faceboogisa Siyaasiyiinta Beesha Sacad Muuse Ee Maanta Ku Biirtay Xisbiga Mucaaridka ah Ee...

Golaha Wakiilada Oo Meel Mariyey Gudoomiyennimada Baashe, Axadda Soo Socotana U Ballamay Doorashada ku-xigeenka 1aad

“Fadhiga Ayaa  Garabkii  Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Soo Fadhiisteen  Markii Ay Arkeen In Kooramku Buuxsamay Isla Markaana Uu Hoggaamiyehoodii Fadhiyo”  Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle Oo Iska Xaadiriyey...

Somaliland: Daawo Barnaamijka Qanci Dadkaaga Oo Todobaadkan Lagu Qabtay Magaalada Burco Iyo Dhalinyaradda Burco Oo Su’aalo Ku Boobay Masuuliyiinta Gobolka Togdheer Iyo Ka Degmada...

Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qanci Dadkaaga ee ka baxa telefeeshinka HCTV,waxaana todobaadkan lagu qabtay magaalada Burco,iyaga dhalinyarada magaalada Burco-na ay su’aalo...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Dibeda Oo Ka Jawaabay Su’aalo Laga Weydiiyey Amuuro Ay Kamid Yihiin Siyaasiyiinta Xil-doonka Ah Ee Xamar Taga, Gaabiska Ku Yimi Hawlihi...

“Runtii Aad Ayaan Uga Xumahay Dadka Reer Somaliland Ee Halkan   Mas’uuliyiinta Ka Ahaan Jiray   Ee   Sharaftoodii Iyo Qaranimadoodii Siistay Mansab Ama Maal” “….{Khilaafka Golaha Wakiilladu]...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img