Entertainment & Lifestyle

Gabadh Uu Internet Ka Jeclaaday Ayaa U Sheegtay In Ay U Soo Dhoofayso, Toban Maalmood Markii Uu Madaarka Taagnaa Ee Aanay Weli Iman Ayuu...

Nin u dhashay dalka Holland oo uu jacayl maan-qaaday ayaa cisbitaalka loola cararay kadib markii uu la miyir beelay gaajada toban maalmood oo uu...

Shiinaha Oo Curiey Samayska Baabuur Bas Ah Oo Xilliga Saxmadda Si Dhib Yar Baabuurta U Dul Marayo

Dalka Shiinaha ayaa toddobaadkan ku guulaystay tijaabada bas noociisa kii dunida ugu horreeyey ah oo awood u leh in uu dul maro gaadiidka yaryar...

Ma Dhici Kartaa In Dhulka Uu Dib Isugu Wada Dhego Oo Uu Noqdo Gobal Keliya Oo Berriga Isaga Wada Xidhan

Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa baahiyey war sheegaya in meeraha aynu ku noolnahay ee dhulka oo imika u qaybsama...

Dal Ganaax Ku Soo Rogay Qoraa Kasta Oo Isticmaala Ereyo Adag Oo Fahamkooda Akhiristuhu Ku Adkaado

Jamhuuriyadda Tajikistan ee badhtamaha Eeshiya ayaa soo saartay xeer-ciqaabeed ganaax lacageed oo illaa boqol doolar gaadhaya ku waajibinaya qoraa/warfidiyeen kasta oo adeegsada kelmado aanay...

Ilmahaaga 6 Bilood Naas Keliya Sii, 12 Ka Bilood Ee Hore Ka Ilaali Caanaha Lo’da, 3 Jirka Cuntada Dadka Waaweyn Ugu Bilow Kana Ilaali...

Cunto siinta ilmaha iyo u doorista cuntada ku habboon caafimaadkiisa iyo koritaankiisu waa arrimaha ugu badan ee mashquulka ku haya waalidiinta, gaar ahaan hooyada,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img