Entertainment & Lifestyle

Dalka Sucuudiga Oo Qiimaha Bariisku Kor U Kaco Bisha Ramadaan !

Dadka ku nool Dalka Sucuudiga ayaa la xaqiijiyay inay si xad dhaaf ah u isticmaalaan Bariiska bisha ramadaan, maadaama oo Dadka ku nool Dalkaasi...

Sidee Qofka Soomani Uga Dheeraan Karaa Harraadka !

Jidhku waxa uu u baahan yahay biyo badan gaar ahaan bisha Ramadaan ee la sooman yahay, haddaba markay bisha ramadaan kusoo beeganto xilli xaggaa...

Haweenay U Dhalatay Waddanka Yuhuudda Oo Dood Badan Dhalisay Markii Ay Naaska Nuujisay Ilmo Falastiini Ah Oo Hooyadii Koomo Ku Jirtay

Haweenay Kalkaaliso caafimaad ah oo u dhalatay waddanka Israel ayaa mahadho reebtay tallaabada ay qaaddayna dhalisay doodo iyo aragtiyo badan kadib markii ay ku...

Mucjisada Ku Duugan Qisada Nin Aan Gacmo Iyo Lugo Toona Lahayn Haddana Karti Iyo Dadaal Ku Gaadhay Meel Sare!

Waa dhiiri-galin ah kuna tusinaysa awoodda alle ku abuuray bini’aadanka, waxay ku saabsan tahay ninkii gacmaha iyo lugo la’aanta ku dhashay, hadana waxbarashada heer...

Qiso layaab Leh: Nin Masiixi Ah Oo Dadka Muslimiinta Ah Suxuurta U Toosinaya Sannadkii 14aad Oo Xidhiidh Ah Iyo Ujeedada Uu Ka Leeyahay

Tuulada Al-makar ee ku taalla Magaalada Cakka ee dhulka reer Falastiin gaar ahaan dhulka loo yaqaano Jaliilka hoose ee dhulkii 48-kii waxa dadka Muslimiinta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img