Magaalada Tog-wajaale, oo ku taal xuduudka u dhexaysa dalalka Somaliland iyo Itoobiya, ayaan iska beddelin hawlahii ganacsi ee lagu yaqaanay, waxaanad aroortii ilaa fiidnimadda...
Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa ka hadlay colaadda ka aloosan gudaha magaalada Buuhoodle ee xaruna gobolka Buuhoodle, waxana uu usoo jeediyey shacabka...
Loolan adag ayaa laga dareemayaa musharaxiinta ku hirdaamaya Mansabka gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha wakiilada, waxaana loollankaasi udhexeeyaa xildhibaanada ku kala abtirsada Xisbiyada...