Somaliland iyo Itoobiya oo Shaaciyay inay Iska Kaashanayaan Qorsheyaasha Horumarinta

Date:

Addis Ababa, ()- Wasiirradda Qorshaynta iyo Horumarinta Somalilabd iyo Itoobiya, ayaa ka wada hadlay sidii ay iskaga kaashan lahaayeen qorsheyaasha iyo baahiyaha labada dal.

Siday baahisay Wakaaladda wararka Itoobiya ee ENA, waxayna sheegtay in Wasiirka Qorshaynta Qaranka Itoobiya, Fitsum Asefa, ayaa qaabishay oo kulan la yeeshay dhigeeda Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno).

Muddadii uu socday kulanka labada Wasiir waxay kaga wada hadleen sida ay u danaynayaan inay labada dal iska kaashadaan qorsheyaasha horumarinta.

https://x.com/MoPD_Ethiopia/status/1743597080591905209?s=20

Waxa ay labada Wasiir xaqiijiyeen inay isku raaceen sidii ay iskaashi iyo wada sgaqeyn dhow uga yeellan lahaayeen baahiyaha ka jira Somaliland iyo Itoobiya ee waafaqsan qorsgeyaasha guud ee labada waddan.

Warbaahinta Itoobiya ayaa bilowday aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland oo ay warka ay ka qorayaan ku daabacday “Dalka Somaliland”

Cumar Faarax

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...