Wasaaradda Hawlaha Guud oo Bannaynaysa Suuqyada Magaalooyinka

Date:

Tog-wajaale (Dawan) Wasiirka hawlaha guud dhulka iyo guriyeynta Mudane Mustafe Maxamuud Cali Bile, ayaa shaaca ka qaaday in qorshe ay ka wasaarad ahaan doonayaan inay ku banneeyaan dhammaan suuqyada dalka.

Wasiirku waxa uu sheegay in jidadka ay bannayntiisa ay bilaabayaan ay ugu horreysiinayaan ka Wajaale iyo Gobanimo ee magaalada Hargeysa.

Sidoo kale wasaaradda hawlaha guud ayaa magaaladda Wajaale ka bilawday inay bannayso waddooyinka xidhan, isla markaana nadiifiso dhammaan intii  waxyeeladu ka soo gaadhay dabkii baabi’iyay.

Dabkan ayaa baabiiyey meherado ganacsi oo fara badan.

Suuqa Wajaale ee dabku halakeeyay waxa kormeeray wasiiro xukuumadda Somaliland si ay qiimeyn ugu sameeyaan baaxada goobaha ganacsi ee dabku hala keeyay inta ay le’eg tahay.

Gaba-gabadii wasiir Mustafe wuxu faray in ganacsatadu muddo saddex cisho gudaheed ah ay ku furaan barandayaasha, ciddii diida waxa uu ku wargeliyay in ay awood u adeegsan doonaan.

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...