Khiyaamada Xeeladaysan Ee Lacagaha!

Date:

Sida lagu daaabcay barta site Nesperd waxa jirta qiso yaab lahayd oo xidhiidh la lahayd khiyaamo xeeladaysan oo lacag ah. Waxaana lagu daabacay in nin Maraykan ahi oo aad sabool u ahaa uu maalin si xoog leh uga fikiray siduu uga bixi lahaa fakhrigan isaga iyo qoyskiisan haleelay.

Waxaana uu go’aansaday inuu wargeysyada Maraykanka ku qoro ogaysiiskan ah “ Haddii aad doonayso inaad taajir noqoto , u dir hal doller sanduuqa No:… , ka dibna waxaad noqon doontaa qof maal qabeen ah.

Sida aadamiga lagu yaqaano markiiba beentaasi ayay rumaysteen dad badani, maalaayiin dad ah ayaa markiib u diray halkii doller iyagoo filiyay inay noqon doonaa maalqabeeno.

Muddo yar ka dib ayuu ninkii helay malaayiin doller, waxaana uu sidaasi ku noqday maalqabeeneeda ugu waaweyn.

Intaasi ka dib, waxa uu ku qoray wargeyska cinwaan cusub oo ah “ Sidaasi ayaa lagu noqdaa maalqabeen”! Isagoo isagu is tilmaamaya.

Markii uu ogaysiiskaasi danbe daabacay ayay dadku ka soo hojeesteen isla markaana maxkamada ay ka dacweeyeen iyagoo sheegay inuu khiyaameeyay oo been ku urursaday lacagtoodii?.

Laakiin Maxkamadii markii ay dhegaysatay dacawadda waxa xaakinku weydiiyay  “ miyay jiraan waraaqo iyo heshiisyo aad aad kala qorateen labadiina dhinaca, ” ? Waxayna dhamaantood ku jawaabeen “ Maya”. Xaakinka ayaa markaasi ku qancay xukunka waxaan uu ku soo xidhay Odhaahda caanka noqotay ee ah “ Sharcigu ma ilaaliyo kuwa aan waxba fahmin ee Nacasyada ah”.  Aad ayay u badan yihiin shirkado iyo dad nidaam khaldan ku shaqaysanaya oo raba inay sidaasi maalqabeeno ku noqdaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...