Waxa Uu Ahaa Qof Ixtiraam Badan !

Date:

Mr. Rocheus Mish Wuxu ahaa ilaaliyaha gaarka ah ee Naasigii Hitler sanadkii 2013 ayuu ku dhintay caasimadda Jarmalka ee Berlin isagoo da’diisu gaadhay 96 sano.  Wargeyska Independent oo soo xiganayay buug laga qoray markii uu noolaa ayaa daabcay in odaygani ahaa ninka cadeeyay inuu Hitler dhintay ka dib markii uu is dilay.

Waxaana uu sheegay in Hitler ka codsaday inuu maydkiis gubo. Rocheus Mish wuxu intaasi ku daray in 30 April 1945 markii taliyaha ciidamadiisu u sheegay Hitler in ciidankii casa ee Ruushka ay soo dhowaadeen in uu isla markiiba galay gurigiisa oo hoosta ka soo xidhay.

Waxa uu sheegay in markii ay ciidankii casaa ee Ruushka soo galeen xarunta uu isagu furay qolkii Hitler ku jiray,  waxaana aan arkay ayuu yidhi Hitler iyo gabadhiis oo labadooduba mayd ah. Ciidankii Ruushka ayaa ilaaliyahan gaarka ah xidhay isagoo muddo 8 sanadood ah ku jiray jeelka. Rocheus ayaa ku sifeeyay Hitler inuu ahaa hogaamiye wanaagsan oo ixtiraam badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...