Qisada: “Si fudud Ayaad Dal U Burburin Kartaa”!

Date:

Yuri Alexandrovich Bezmenov waxa uu ku dhashay 1939 magaalada Mytichchi ee dalka Ruushka. Markii uu ahaa 17 sano ayuu waxbarasho u galay mac-hadka luqadaha ee Institute of Oriental oo ka tirsanaa Jaamacadda dawladda ee Mosco, kaasi oo toos u maamuli jireen hay’adda sirdoonka ee KGB.

Luqadaha ka sakow waxa kale oo uu ka bartay taariikhada iyo dhaqamada, Madaama ay khasab ku ahayd ardayda Ruushka inuu qaato tababar ciidan,  Si fiican ayuu wakhtigaasi uga faa’iidaystay waxaana uu bartay maadada  “ Xeeladaha dagaalka” iyo maado kale oo ah “habka maxaabiista dagaalka su’aalo loo weydiiyo”.

Sanadkii 1965 ayaa KGB ay shaqaalaysay, waxaana uu madax u ahaa waaxda cilmi baadhista iyo la dagaalanka dacaayadaha.Inkasta oo dalacaado badan ka helay KGB haddana wuxu iskaga baxsaday 1970,  isagoo iska dhiibay safaaradda Maraykanku ku lahaa Giriigga.

Bezmenove wuxu qoray buug lagu magacaabo khiyaamadu waxay  ahayd shaqadaydii, waxaana uu kaga waramaya sida dawladaha loo baabiiyo iyadoon dagaal lagu qaadin,taasi oo ah in akhlaaqda iyo dhaqanka bulshadaasi lagu burburiyo ugu badnaan 20 sano oo ah inta hal fac ka korayo kaasi oo xambaaraya dhaqanka la gashaday ee burburinta ah.

Waxaana uu u cadeeyay inay nacasnimo tahay wakhtigan inaad dagaal ku qaado dal, adigoo si ka fudud u burburin kara iyagoon kuu  arkayn inaad cadow u tahay oo saaxiibkood ka dhiganaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...