Xanuunada Ka Dhasha Cuqdada!

Date:

Xanuunka “Phobia” waa Cabsi-cuqdadeedka dhaliya walaac iyo cabsi joogto ah.

Waxa uu ka mid yahay xanuunada nafsaaniga ah ee ku dhaca qofka kaasi oo qofka ay ku abuuranto cabsi iyo shaki joogto ah. Cabsidan waa mid aan joogsi lahayn, waxaana uu qofku uu baahan yahay inuu helo dhakhaatiirta xanuunada nafsaaniga ah daweeya.

Xanuunada loo diiwaan geliyay cudurkan waxa ka mid ah marka qofku uu cabsi ka qabo waxyaabo gaar ah inuu taabto ama arko.  Sida cudurka dhifta ah ee uu qofku ka baqdo had iyo jeer xaashidda midabka cadaanka ah, ama shay kale oo madow, cas , iwm.

Tusaale ahaan qofka cabsi ka qaada xaashidda cad waxa diidaya inuu xataa taabto warqadda. Waxa kale oo uu diidaya inuu arko warqadda cad isagoo had iyo jeer doonaya warqad midab kale.  Laakiin xanuunkani waa mid dhif ah, mana bogsado qofku ilaa uu la kulmo dhakhtar cilmi nafsiga ah , oo fahmaya xanuunkiisa.

Waxa kale oo uu diidaya inuu arko warqadda cad isagoo had iyo jeer doonaya warqad midab kale.  Xanuunadan oo kala duwan inta badan qofku kama bogsado ilaa uu la kulmo dhakhtar cilmi nafsiga ah , oo fahmaya xanuunkiisa. Xanuunkani dad badan ayuu ka dhacaa, kuwaasi oo is raaciya dunida iyo jacaylkeeda, waxaana lagaga badbaada cabsida Allah (sw) iyo cibaadada badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...