Djibouti: Wasiir Xabsiga Loo taxaabay

Date:

Djibouti: Wasiir Xabsiga Loo taxaabay
Sayruuq(Djibouti)-Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Wasiirkii dhaqaalaha ee Dalkaasi Md. Cabdikariin Aadan ayaa xabsiga Loo taxaabay.
Xadhiga Wasiirka oo ay madaxtooyaddu amarkiisa ay leedahay ayaa ka dambeeyay ka dib markii ay dibada u soo baxeen codad sir ahi.
Wasiir Cabdikariin ayaa mudaharaad lagaga soo horjeedo xadhigiisu uu ka dhacay Magaaladda Djabouti, waxaanu ka mid ahaa siyaasiyiinta uu kalsoonida buuxa ku qabo Madaxweyne Ismaaciil cumar Geelle.
Sidoo kale waxa isna xidhan Taliyihii Booliiska ee Jabuuti Col. Cabdilaahi Cabdi Faarax, kaas oo isna xabsiga Loo dhigay raadad soo galay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...