Xildhibaan Dhakool oo shalay dib u helay xorriyadiisa ayaa ka hadlay qaabkii loo xidhay iyo cidda xidhay, waxaanu u mahadnaqay cid kasta oo ku xumaatay xadhigiisa, waxaanu si adag u weeraray xisbiga KULMIYE isaga oo si weyn u ammaanay xisbiga WADDANI iyo hoggaankiisa sare,