Akhriso Reeraha Wasiiradda La Magaacabay

Date:

 

  1. Haayadda shaqaalaha Gadiid/Sacad Muuse
  2. Baanka dhexe Isaxaaq/ HY
    3.Wakiilka Itoobiya Guulane/Arab

AKHRI: Qabiiladda Ay Kasoo Kala Jeeddaan 25 Masuul Oo Madaxweyne Biixi Magacaabay, Inta Laga Soo Badelay Wasaaraddii Ay Xilka Marka Hore Ka Hayeen Iyo Inta Saaxadda Siyaasadda Ku Cusub.

▪HABAR AWAL.

1-Cabdillaahi Faarax Cabdi Muuse Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta. SACAD MUUSE – MAKAAHIL. Ku Cusub Saaxadda Siyaasadda.

2- Cabdillaahi Xuseen Maxamed Cilmi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Arrimaha Amniga. HABAR AWAL – CIISE MUUSE Ku Cusub Saaxadda Siyaasadda.

3- Cabdillaahi Abokor Cismaan Aw Yuusuf Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka & Guriyeynta. HABAR AWAL/CIISE MUUSE-AADAN CIISE REER CADDAAWE. Laga Soo Badelay Wasaaradda Horumarinta Jidadka Iyo Gaadiidka.

4- Khaalid Jaamac Axmed Ducaale Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.
Habar Awal/ SACAD MUUSE – NUUX ISMAACIIL Ku Cusub Saaxadda Siyaasadda.

5- Cabdixakiim Siciid Muuse Cabdi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska. HABAR AWAL – SACAD MUUSE Ku Cusub Saaxadda Siyaasadda.

▪GAR-XAJIS.

1-Sh. Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta.
GAR-XAJIS/HABAR YOONIS – SACADYOONIS Ku Cusub Saaxadda Siyaasadda.

2-Muuse Ibraahim Yuusuf Salaf Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska. GAR-XAJIS/CIIDA-GALE – REER GOB-DOON. Laga Soo Badelay Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.

3- Cabdiraxmaan Cali Cabdi Cali Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka.
GAR-XAJIS/HABAR YOONIS – MUUSE ISMAACIIL Ku Cusub Saaxadda Siyaasadda. Musharax Aan Soo Bixin Oo Uga Sharaxnaa Xisbiga WADDANI Gobolka Sanaag.

4- Cabdinaasir Caydiid Maxamed Faarax Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Arrimaha Gobollada iyo Dawladaha Hoose.
Garxajis /CIIDA-GALE – DANWADAAGO. Xilkiisii Hore Oo Loo Kala Sarifay.

5-Cali Cabdillaahi Daahir Xirsi Guddoomiyaha Baanka Dhexe.
Garxajis/HABAR YOONIS – ISAXAAQ. Ku Cusub Saaxadda Siyaasadda.

▪ARAB

1- Ciise Kayd Maxamuud Raagsaale Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah. ARAB/Cabdalle Abokor – SAMANNE. Ku Cusub Saaxadda Siyaasadda, Isla-markaana Ahaa Musharax Golaha Wakiiladda Oo Aan Soo Bixin, Ugana Sharaxnaa Xisbiga WADDANI Gobolka Maroodi-jeex.

2- Liibaan Yuusuf Cismaan Xuseen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka. ARAB – SUBEER CELI. Laga Soo Badelay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Iyo Iskaashiga Caalamigaa.

3- Maxamed Xaaji Cismaan Jaamac Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha. ARAB/Haashin Abokor – REER ADAN-WARAABE. Ku Cusub Saaxadda Siyaasadda.

4- Maxamed Axmed Maxamuud Cawad Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland Ee Dalka Itoobiya.
ARAB Ku Cusub Saaxadda Siyaasadda.

▪HABAR-JECELO.

1-Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka. HABAR-JECLO/Muuse Abokor- BICIIDE. Laga Soo Badelay Wasaaradda Qorsheynta Iyo Horumarinta Qaranka

2-. Cali Xasan Maxamed Jaamac (Cali Mareexaan), Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha. HABAR-JECLO/Maxamed Abokor -AXMED FAARAX REER BADDEED. Wasiir Hore Xukuumaddii Siilaanyo.

3-Rooda Jaamac Cilmi Cabdulle Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda. HABAR-JECLO/MAXAMED ABOKOR – AADAN MADOOBE

4- Baashe Cawil Cumar Cabdi Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah. CIM-RAAN-Reer Cabdalle. Laga Soo Badelay Safaaradda JSL Ee Kenya.

5-Axmed Xasan Nuur (Axmed Taajir) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka. TOL-JECLO Ku Cusub Saaxadda Siyaasadda.

▪HARTI/DHULBAHABTE.

1- Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha. HARTI/DHULBAHANTE – REER HAGAR . Laga Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Guryeynta.

2- Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed Ataash Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka. Harti/DHULBAHANTE – BAHAR-SAME. Ku Cusub Saaxadda Siyaasadda.

▪SAMA-ROON.

1-Cumar Cali Cabdillaahi Bade Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka. SAMA-ROON/MAK-DOOR- MAXAMED CASE. Ku Cusub Saaxadda Siyaasadda.

2- Cabdillaahi Cabdiraxmaan Aare Cismaan Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga iyo Wershadaha. SAMA-ROON – HABAR-CAFAAN. KuCusub Saaxadda Siyaasadda.

3-Siciid Axmed Jibriil Bahal Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Biyaha. SAMA-ROON .Maxamed Case, Bahabar Celi , Agaasimihii Guud ee Arrimaha Gudaha

▪GABOOYE.

1- Mahdi Cabdillaahi Cismaan Maxamed (Mahdi-Cismaan Buuri) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda.
GABOOYE/Muuse DHARIYO. Laga Soo Badelay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...