Magacyada Golihii Wasiirada ee ugu Horeeyey ee Somaliland 1991 iyo kuwii 1993

Date:

Waxan halkan ku so gudbinayna Magacyada Golihii Wasiirada ee ugu Horeeyey ee Somaliland 1991-1993 iyo kuwii 1993 -1997.

Xukumadii 1991 ilaa 1992
Magaca Xilka
C/rahmaan Axmed cali (Tuur) ……M/weynaha somaliland
= Xasan Ciise Jaamac……… ………..M/ku-xigeeka somaliland
=Saleebaan maxamuud adan ………wasiirka arrimaha gudaha
= Sh. Yuusuf Sh. Cali Sh.madar………wasiirka arrimaha dibada
=Ismaciil Hurre Buubaa………………………..wasiirka maaliyada
= maxmed kaahin axmed……………………….wasiirka gaashaandhiga
= C/rahmaan Aw cali faarax………………wasiirka waxbarashada
= Axmed ismaaciil duqsi…………………wasiirka cadaalada
= Cumar ciise cawaale……………………wasiirka Badda iyo Gadiidka
= Cismaan adan dool……………………….wasiirka warfaafinta
= Abiib diiriye nuur (timacad)……………wasiirka caafimaadka
= Siciid max’ed nuur (ilkamale)…………….wasiirka beeraha
=Maxamuud cabi cali (Bayr)………………..wasiirka kalluumaysiga
= Max’ed cali caateeye………………………wasiirka macdant iyo biyaha
= Jaamac rabiile good………………………..wasiirka qorshaynta
= Daahir max’ed yuusuf……………………..wasiirka ganacsiga iyo warshadaha
= Mahdi cabdi dhegoyare…………………..wasiirka hawlaha guud
= Yuusuf max’ed cali………………………….wasiirka madaxtooyada
= Yaasiin max’ed………………………………..wasiirka xanaanada xoolah
= Xasan aadan wadaadid…………………………..wasiika dib-u-deginta

Wasiirk ku-xigeenada
= Axmed jaambir suldaan……………ku-xigeenka arrimaha gudaha
= Aadan saxar………………………….…ku-xigeenka maaliyada
= Aadan ruush……………………………ku-xigeenka ganacsiga
= Daahir sheekh…………………………..ku-xigeenka gaashandhiga

Saleebaan Cali Koore Oo Ka Sheekeeyay Qiso Dhex Martay Marxuum Cigaal

Xukumaddii 1993 ilaa 1997

Magaca xilka
Max’ed x.ibraahin cigaal…………………………..m/weynaha somaliland
= C/rahmaan aw cali faarax………………m/ku-xigeenka somaliland
= Deeqa col-u-joog…………………………….wasiirka madaxtooyda
= Muuse biixi cabdi………………………….wasiirka arrimaha gudaha
= Max’ed ismaaciil bulaale.……………..wasiirka gaashandhiga
= C/laahi max’ed ducaale………………………wasiirka maaliyada
= Cismaan c/laahi jaamac…………………………wasiirka qorshaynta
= Saleebaan maxamuud adan………wasiirka waxbarshada iyo ciyaaraha
= Axmed aw aadan…………………….wasiiru-dawlaha arrimaha dibada
= C/laahi giire rooble………………….wasiirka cadaaladda iyo dastuurka
= Yaasiin Xaaji max’ed………………………wasiirka caafimaadka
= Max’ed cali caateeye…………..wasiirka macdanta iyo biyaha
= Sh. a/rahmaan daahir……………wasiirka aw-qaafta iyo arrimaha diinta
= Yuusuf sh. Ibraahin……………………wasiirka warfaafinta
= Max’ed ibraahin dayid………wasiirka ganacsiga iyo warshadaha
= Cismaan aadan dool……………wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta
= Haybe cumar magan……..wasiirka beeraha iyo xoolaha
= Cabdi max’ed gaagaale……….wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka
= Yuusuf jaamac buraale………..wasiirka dib-u-dejinta

Wasiir ku-xigeenada
= C/kariim xaashi cilmi…………………ku-xigeenka dib-u-dejinta
= Daahir max’ed cismaan………….ku xigeenka hawlaha guud iyo gaadiidka
= Cawil xaaji cumar……………………..ku-xigeenka beeraha iyo xoolaha
= Max’ed cismaan hadi…………….ku-xigeenka waxbarashada iyo ciyaaraha
= Max’ed cali cumar……………………ku-xigeenka ganacsiga iyo warshadaha
= Max’ed cumar aw-nuur ……………..ku-xigeenka macdanta iyo biyaha
= Max’ed ibraahin axmed…………………ku-xigeenka maaliyada
= C/laahi cige muuse…………………………..ku-xigeenka arrimaha gudaha
= Xasan guure jaamac…………………………ku-xigeenka gaashaandhiga
= Axmed xuseen oomane…………….ku-xigeenka kalluumaysiga.

 

 

Cali cabdi coomay
Suxufi, qoraa ah.
B.A in journalism
Haragaysa, Somaliland
calicoomay@hotmail.com
xigasho:
Cibaarooyinka qarniga iyo cidaad jeceshahay inaad ku dayatid: Cali Qoryoolay

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...