Somaliland: Raashinka Yaalla Bakhaarada Magaalada Burco Oo Badhitaan Lagu Wado

Date:

Isuduwaha Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland ee gobolka Togdheer oo warbaahinta dawladda la hadlay ayaa ka warbixiyay baadhitaano Badeecadaha ah oo ay ka bilaabeen gobolka Todheer.

Maxamuud Saleebaan Cabdi, Isuduwaha Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland ee gobolka Togdheer, ayaa sheegay in ay baadhitaano ka sameeyeen Kaantaroolada iyo Kastamada magaaladda Burco si loo hubiyo loona xaqiijiyo badeecooyinka soo gelaya gobolkaas.

Isuduwaha Hay’adda Dhawrista Tayada ee gobolka Togdheer, waxa uu sheegay in ay baadhitaan ka bilaabeen Bakhaarada waaweyn ee magaaladda Burco, isaga oo u soo jeediyay ganacsatada in ay xafidaan meel ku haboonna ay ku kaydiyaan maciishadda quutal daruuriga ah, iyaga oo u kala iibinaya sidii ay u kala horreyeen, wuxuuna intaas ku daray in ay talaabo adag ka qaadi doonaan Bakhaaradda lagu helo iyaga oo iibinaaya maciisahadda iyo alaabooyinka dhacay.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...