Somaliland: KULMIYE oo Doortay Hogaanka Xisbiga Ee Shanta Sano Ee Soo Socda – Akhri Magacyada

Ergooyinka shirweynaha 4aad ee Xisbiga KULMIYE ayaa doortay magacyada hogaanka xisbiga ee shanta sano ee soo socda.

shirka oo galay maalintiisii labaad ayaa waxa Guddoomiye loo doortay Muuse Biixi Cabdi oo xilkan hore u hayay halka Guddoomiye ku xigeenka 1aad loo doortay Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed, ku xigeenka 2aadna Axmed Cabdi Dheere, ku xigeenta saddexaad Xuseen Aadan Cadde halka ku xigeenka Afraadna loo caleemo saaray Wasiir Maxmauud Xasa Sacad Saajin.

xilalkan ayaa ah kuwo sidoodii hore ah marka laga reebo xilka ku xigeenka afraad ee Wasiir Saajin loo doortay waxaana muuqata in aanay waxba iska baddalin hoggaanka xisbiga cidina aanay wax tartan ah galin.f

Comments

comments