Somaliland Oo Mabnuucday Tubaako Muran Badan Dhalisay

Wasiirka wasaarada ganacsiga Somaliland ayaa mamnuucdey Tubaakada LYFT, oo mudooyinkii ugu danbeeyey buuq badan ka dhex dhaliyay, bulshada islamarkaana ay hadal heyn badani ka dhalatay isticmaalkeeda.

Comments

comments