Somaliland: Dawladda Federaalka Soomaaliya Oo Gargaar Caafimaad Soo Gaadhsiisay Gobollada Togdheer Iyo Sanaag

Date:

Wararka aanu ka heleyno Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in Garoonka diyaaradaha degmadaasi ay Maanta ka soo degtay diyaarad sida Gargaar Caafimaad oo kala duwan.

Diyaaraddan ayaa waxaa Badhan u dirtay dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Gargaarkaas uu yahay mid iskugu jirta Daawo iyo qalabka lagaga hortego faafida Cudurka halista ah ee Coronavirus.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dorraad agab Caafimaad oo lagaga hortaga Cudurka halista ah ee COVID-19 soo gaadhsiiyay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Togdheer.

Xukuumadda Somaliland ayaa iyadu illaa hadda aan wax gargaar caafimaad ah aan gaadhsiin inta badan gobollada Somaliland gaar ahaan gobollada bariga Somaliland.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...