Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Diiday In Uu Kala Diro Guddiga Doorashooyinka Ee Lagu Muransan Yahay+ Kulankii Saaka Oo Lagu Kala Kacay

Date:

Kulan ay saaka yeesheen Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyeyaasha xisbiyadda mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI ayaa ku soo dhammaaday natiijo la’aan iyada oo lagu soo kala kacay iyada oo wax is-afargarad ah laga gaadhin muran ka taagan guddiga doorashooyinka iyo muddo-kordhinta loo sameeyay golaha wakiillada.

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo hadda si toos ah warbaahinta ula hadlaya ayaa waxa uu sheegay in madaxweyne Biix uu si cad u diiday in uu kala diro komishanka cusub ee doorashooyin.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...