Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa ka hadlay natiijadda kulan ay maanta la yeesheen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi