Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa la fasaxay Maalinta Arbacada ah ee Berri, dhalashada Sannadka cusub ee 2020-ka ee Taariikhda Miilaadiga awgeed.
Sidaana waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu Maanta soo saaray Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Farxaan Aadan Haybe.
Halkan Hoose ka akhri War-saxaafadeedka Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha