Somaliland: “Kursiga Nin Ayaa Ku Fadhiya Ee Aynu…” Cali Warancade Oo Ka Hadlay Murrashaxnimada Maxamuud Xaashi

Date:

Cali Warancadde la taliyaha arrimaha siyaasadda ee madaxweyne Biixi ayaa Maxamuud Xaashi Cabdi uga digay in uu xilligan isu taago jagada guddoomiyaha xisbiga Kulmiye oo madaxweyne Biixi hayo.

Cali Warancadde oo la hadlaya Maxamuud Xaashi wuxuu yidhi “Aniga Iyo Maxamuud Xaashi-na Waxaan Leeyahay “Nin baa Kursiga Ku Fadhiya ee yeynaan daaqadaha Ku Garaacin ee aynu sugno”.

Mar kale wuxuu Warancadde sheegay in uu leeyahay han ilaa heer madaxweyne ah “Nin Dhalinyaro ah baan ahay Timaha Ayuun baa I cadaaday mooye laakiin hankaygii Madaxwaynenimo wali waa taagan yahay, waxaan filayaa cid iga Dheereynaysaa Inaanay Jirin.”

Warancadde ayaa sidaasi ku sheegay waraysi uu siiyay telefishanka Bulsho.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...