Somaliland: Guddoomiye Cirro Oo Lug Ku Soo Galay Xarunta Dhexa Ee Xisbiga Waddani

Gudoomiye Ciro Oo Ka Qayb Galay Isu Soo Baxa Ay Dhigayaan Taageerayaasha Xisbiga WADDANIHargeysa boqolaal taageerayaasha xisbiga Waddani ayaa ku hor banaanbaxaya xarunta xisbiga.

Guddoomiye Cirro oo shacabka hor tuman xafiiskiisa la hadlay waxaa uu yidhi “Waa Guul”.xaruntu ayuu dib ugu noqday guddoomiyuhu.

Taageerayaasha ayaa ku dhawaaqaya ereyo ay ka mid yihiin “waa geesigii oo aan godob laheyn”

Ciidamo tiro badan ayaa dul jooga xarunta xisbiga.

Comments

comments