Deg Deg: Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Hada Ciidamada Amaanku Xabsiga U Taxaaban

Deg Deg: Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Hada Ciidamada Amaanku Xabsiga U Taxaaban

 

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Xabsiga u Taxaabay Afhayeenkii Xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Batuun

Guddomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa ku baaqay in Maalinka Bari ah mudaharaad salmi ah ka dhaco caasimada somaliland Iyada oo taasi jirta ayaa barkhad Isla Hada Ciidamadu Xabsiga Dhigaan

Sida aynoo Xaqiijiyeen Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay

Comments

comments