Somaliland: Xildhibaan Guurti Ah Oo Xukuumadda Iyo Mucaaradka Ugu Baaqay Inay Xaliyaan Khilaafka Taagan

Date:

Xildhibaan Saleebaan Garas Seed, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo.

Xildhibaan Saleebaan Garas Seed, oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay “Maanta waxaynu nahay dal dhisan, oo hiigsi iyo hami leh, waxaynu rabnaa inaynu Caalamka ka helno Aqoonsi, waxaynu rabnaa inaynu horumar ka gaadhno dhan kasta, laakiin ma rabno inaynu dib ugu noqono halkii aynu ka soogudubnay, burbur dambe oo inagu yimaada,nabadgalyo daro, cadaawad  jabhado dalka ka dilaaca, dhalinyaro hub qaadata iyo odayaal hanjaba looma baahna,ee Xukuumaddu dhib kasta oo jirta hoos ha u eegto oo wax ha ka qabato, maanta wax walba qabasho ayey leeyihiin, cid kasta oo wax tabanaysana waxaan leeyahay si salmiya tabashadiina ku soo bandhiga, laakiin nabada inoo ilaaliya, oaranimada inoo ilaaliya, Somaliland beel qudhi ma leh ee guud ahaan Beelaha dega wey wada leeyihiin, weyna u siman yihiin”.

Xildhibaan Saleebaan Garas Seed oo ka hadlay Xisbiyada ayaa yidhi “Xisbiyada Mucaarad iyo Muxaafidba iyo Dawladdaba waa in sida ugu wanaagsan lagu dhameeya khilaaf kasta oo jira, oo aan Warbaahinta dhaliilo aan la isku marin”

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...