Wasiirkii hore arrimaha gudaha Xukuumaddii Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ee hadda Maxamed Kaahin Axmed ayaa weedho kulul is waydaarsaday.