Somalia: Jubbaland Oo Dib U Dhigtay Caleemo Saarka Axmed Madoobe

Date:

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in dib loo dhigay xafladii caleemo saarka madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, xafladaas oo dhici laheyd 26-ka bishan September oo ku beegan beri.

War-saxaafadeedka arrintan ku saabsan ee kasoo baxay Jubbaland ayaan lagu xusin waqtiga dib loogu dhigay xafladda ee ay dhici doonto.

War-saxaafadeedka ayaa sababta dib u dhigista xafladda caleemo saarka ku tilmaamay mid ku timid kadib markii “si sharci darro ah xukuumadda federaalka ee Soomaaliya uga hor-istaagtay wufuuddii iyo marti sharaftii kasoo qeyb geli laheyd munaasabadda”, sida war-saxaafadeedka lagu yidhi

Axmed Maxamed Islaam ayaa dib loogu doortay madaxweynaha maamulka Jubbaland, bishii hore ee August, ka dib qabanqaabo doorasho oo ay hareysay xiisad xooggan.

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo doorashada aan aqoonsan ayaa markii Axmed Madoobe la doortay ku celisay inay sharci darro aheyd oo aysanna

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...