Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in uu gabi ahaanba ay ka baxeen heshiiskii xisbiyada qaranka Somaliland ay dhawaan ka gadheen arimaha doorashooyinka ee lagu saxeexay madaxtooyada Somaliland
Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiye ku eedeyey in heshiiskaas ay ka baxeen









![Somaliland: ” Waxaan Aad U Bogaadinayaa Madaxweynaha Jabuuti [Waayo] Anigu Asaliyan Reer Jabuuti ayaan Ka Soo Jeedaa ” – Wasiir Samsam Cabdi Adam](https://i0.wp.com/wargane.com/wp-content/uploads/2017/12/maxresdefault-9.jpg?resize=100%2C70&ssl=1)

