Somaliland: “Maanta Kubadii Waxay Saarantahay Miiska Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin”

Date:

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa sheegay inay beesha caalamku dadaaladii ugu danbeeyay ee ay ku dhex galaayeen xukuumada iyo xisbiyada Somaliland ay sameeyeen, isla markaasna kubada doorashadu ay saarantay miiska madaxweynaha iyo wasiirkiisa arimaah gudaha.

Guddoomiye Cirro oo dalka ku soo laabtay ayaa si kooban uga hadlay arinta xalka loo waayay ee doorashooyinka, waxaanu isaga oo warbaahinta la hadlaayay uu yidhi    “ Inkasta oo aan soo kalahay waxa aan aad iyo aad  ugu faraxsanahay anigoo nabad qaba inaan ku soo laabto dalkaygii,saxaafada waan u warami doonaa markaan xisbiga la tashado laakiin guud ahaan kalmad uunbaan rabaa inaan idhaahdo ku saabsan doorashada, gurmadkii ugu danbeeyay ee beesha caalamku ay inoogu timaado asxaabta mucaaradka ah iyo beesha caalamku waxbay isla garteen, maanta kubadii waxay saarantahay miiska Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin.”

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...