Somalia: Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ku dhaawacmay Qarax ka dhacay Aqalka dowladda Hoose ee Xamar

Date:

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay gudaha xarunta maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegaya in dhaawac culus uu ka soo gaaray guddoomiyaha maamulka gobolka Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow.

Guddoomiyaha ayaa xiligan uu qaraxani dhacayay waxaa uu shir guddoominayay kulan looga hadlayay Amniga caasimada oo inta badan ay joogeen guddoomiyayaasha gobolka Banaadir iyo saraakiisha ciidamada.

Wararka ayaa intaa ku daraya in ay qaar ka mid ah mas’uuliyiintii kulankaa ka qeybgalayay ku dhinteen Qaraxa halka kuwa kalana ay soo gaareen dhaawacyo kala duwan.

Weerarka Ismiidaamin ah ayaa lagu waramayaa in uu geystay qof isku soo xiray Walxaha qarxa oo gudaha u soo galay halka uu shirku ka socday.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...