Somalia: Warbixin Laga Soo Saaray Khatarta Dib u Dhaca Wadahadallada Somaliland Iyo Soomaaliya

Date:

Xiisada ka dhaxaysa Somalia iyo Somaliland waxay baaqi ku sii ahayd mid kacsan. Xudunta halka la isku mari waxa weeyi Somaliland oo taagan siyaasi ahaan in 1991 ay ku dhawaaqeen madaxbanaanidooda iyo Somalia oo diidan.

Xidhiidhkuna waxa uu sii cakirmay sanadkii 2018-kii ciidamo ka socda Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Somalia ee Puntland oo daacad u ah dawladda Federalku ee Muqdisho uu dagaal ku dhexmaray dhul ay ku muran san yihiin.

Heshiisyadii ay Somaliland la gashay Imaaraadka iyo Ethiopia si loo maamulo dakadeeda ugu weyn – ayaa Muqdisho ay u aragtay inay caqabad ku tahay madaxbanaanideeda – Waxaanay abuurtay inay si qoto dheer uga soo horjeedo.

Balse kala duwanaanshahaasi waxa uu si fudud u galay sanadkii 2019, oo cadaadis dibadeed uu abuuray in dib loo dhaqaajiyo wada xaajood dhexmara labada dhinac, taas oo markii ugu dambaysay ee ay si dhab ah u wada hadlaan ay ahayd 2015.

Waxaanay labada dhinac ay xiligaasi wadahadalkoodu uu ahaa mid farsamo, oo diirada lagu saarayay amaanka iyo dhaqalaha, iyadoo laga fogaanayey mar kasta arinta siyaasada qaangaadhka ah ee Somaliland.

Cida dhexdhexaadka ah, sida Midawga AFrika waa inay ugu yeedhaan wada hadalka, sidaa darteed maadaama oo dawladaha saamaynta ku leh gobolku in ay u arkaan in dhexdhexaadintu ay khatar galinayso danahooda.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...