Shacabka magaalada Ceerigaabo ayaa si kulul uga hadlay mudaharaad rabshado wata oo ay maanta ka dhigeen gudaha magaalada, waxa kale oo ay ka hadleen sababta ay u mudaharaadayaan iyaga oo eedaymo u jeediyay ciidammada Somaliland,