Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Somaliland oo manta u jawaabayey xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ku hanjabey in xibsiga Waddani bur buri doono sidii xisbigii UDUB hadii aanu wax ka bedelin qaabka uu wax u wado