Hambalyo: Wiil Reer Somaliland Ah Oo Noqday Soomaaligii Ugu Horreeyey Ee Loo Doorto Baarlamaanka Yurub.

Date:

Duqii hore magaalada Sheffield ee dalka Britain Maajid Cali Maxamuud oo ah wiil Soomaali ah ayaa loo doortay baarlamaanka Midawga Yurub.

Maajid Cali Maxamuud ayaa hore taariikh u sameeyay markii uu noqday maayirkii magaalo ee u horreeyay ee xisbiga Green Party uu ku yeesho magaalada Sheffield, wuxuuna sidoo kale wakhtigaas noqday duqii magaaalo ee ugu da’da yaraa.

Maajid ayaa Ingiriiska tagay isagoo shan sano jira ka dib markii isaga iyo qoyskiisu ay ka qaxeen magaalada Burco.

Saxaafadda ayaa aad u soo hadal qaaday sannadkii hore ka dib markii uu ku dhawaaqay in uu Trump ka mamnuucay magaalada uu duqa magaalada ka ahaa.

Maajid Cali Maxamuud, ayaa asal ahaan ka soo jeeda degmada Balli-dhiig ee gobolka Togdheer.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...