Somaliland: Maxkabadda Gobolka Maroodi-Jeex Oo Maanta La Horkeenay Wiilkii Ku Labistay Dharka Calanka Soomaaliya

Date:

Maxkabadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta ayaa maanta la horkeenaya Cabdiraxmaan Maxamed Cali “Aar” oo loo haysto in uu ku labistay dhar calanka Soomaaliya ka samaysan

Maxkabadda gobolka Maroodi-jeex ayaa waxa ay 7 maalmood oo Rumaan ah ( xabsi ku sii hayn) u jartay Cabdiraxmaan Maxamed Cali “Aar, oo ciidamada Boolisku Hargeysa ku xidheen isagoo gashan dhar Calanka Soomaaliya ka samaysan.

Maalmihii ugu dambeeyay ayaa baraha Bulshada ayaa si wayn loogu hadal hayay xadhigga nin dhallinyaro ah oo lagu xidhay magaalada Hargeysa ka dib markii uu xidhay dhar laga sameeyay calanka Soomaaliya ee buluugga ah.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...