Somaliland: Wasiirkii Ugu Horeeyey Xukuumada Muuse Biixi Oo Maanta Gaadhay Degmada Badhan

Date:

Wafti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda cadaalada JSL ayaa gaadhay degmada Badhan ee gobolka Badhan halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey, wasiirka iyo waftigiisa ayaa markii ay soo gaadheen degmada Badhan waxay salaan sharaf ka qaateen cutubyo ka tirsan ciidanka qaranka JSL ee ku sugan degmada Badhan, iyo qaybo ka mid ah bulshada.

Geesta kale waa markii ugu horaysay ee tan iyo xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi la doorto uu wasiir ka tirsan xukuumadiisu soo gaadho degmada Badhan ee gobolka Badhan.

 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...