DAAWO: Wasiirka arimaha dibada JSL ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo uu qaarada yurub ugu maqnaa

wasiirka wasaarada arimaha dibada somaliland ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu soo dhamaystay shirkii qadiyada somaliland lagu falanqaynayey ee lagu qabtqay magaalada Brassels

Comments

comments