Somalia: Shirkii dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada oo maalintii shannaad galay Share Tweet Email Share Share

Date:

Shir wada-tashi ah oo uga socda magaalada Garoowe dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada ayaa galay maalintiisii shannaaf,iyadoo aysan wali kala caddeyn muddada uu shirku soconayo.

“Madaxda oo gudanaaya waajibaadkooda shaqo ee dastuuriga ah ayaa ka tashanaya sidii looga midhadhalinlahaa wadaxaajoodka 5-tii maalmood ee u dambeeyey Puntland uga socdey.” ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ay goor dhow baahisay madaxtooyadda Puntland oo inta ku daray ” Shirkan wadatashiga ah ayaan la nooc ahayn kuwii hore ee ay yeelanjireen Madaxda Soomaaliyeed, xukuumadda cusub ee madaxweyne Deni ayaa caddayn u ah wadiiqadda ay u jeexday shirkani muhiim ka ah.”

Warar madax bannaan oo shirka laga helay ayaa sheegay in hoggaamiyeyaasha ay dooddo adag ka leeyihiin qodobbada shirka looga hadlayo oo ay ugu weynyihiin xal u helidda khilaadka dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada gaar ahaanna khilaafka federaalka iyo Galmudug, waxaa intaas dheer xeerar ay ansixisay xukuumadda oo maamullada ay diiddeen, hannaanka doorashada iyo amniga.

Shirkan oo si weyn isha loogu hayo ayaa la filaya marka la soo gabagabeeyo in laga soo saaro warmurtiyeed.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...