Somalilad: Shil Baabuur Oo Naxdin Leh Oo Ka Dhacay Berbera Iyo Hargeysa Dhexdooda Iyo Tirada Dhimashada

Date:

Shil Culus  oo naxdin leh ayaa waxaa uu  goor dhaweyd jidka u dhaxeeya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera Gaar ahaan  deeganada Lafaruug  Iyo Xamaas oo dhinaca magaalada Berbera u dhaw

Shilkan baabuur ayaa  dhashay kadib markii ay sixin iskugu dhaceen isla markaana ay iskugu baa been laba baabuur oo kala ah gaadhi waaraad candho meydle ah iyo sidoo kale gaadhi bas ah oo siday Rakaab ka yimid dhinaca magaalada Burco

Ilaa hada  lama kala cadeyn tirada dhimada iyo dhaawaca balse dadka dhintey ayaa la sheegay in ay ka badan yahiin 6 qof dhaawacuna uu intaas ka sii badan yahay

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...