Dhakhtar Lagu Eedeeyey Inuu 90 Qof Qaadsiiyey Cudurka Aids-Ka Kadib Markii Uu Adeegsaday Irbad Wasakheysan !

Date:

Bileyska Dalka Pakistan ayaa waxay gacanta ku dhigeen dhakhtar dalkaasi u dhashay oo lagu eedeeyay inuu cudurka Aids-ka qaadsiiyay 90 qof kuwaasi oo ay ka mid yihiin 65 carruur ah.

Dhakhtarka oo ka hawl gala Koonfurta dalkaasi gaar ahaana Lakrana ayaa waxa uu sheegay Taliyaha Bileyska ee Lakrana oo magaciisa la yidhaahdo Kamran Nawas in dhakhtarkaasi gacanta ku dhigeen kadib markii ay soo gaadheen cabashooyin ka soo yeedhay hawlwadeenada caafimaadka ee Gobolkaasi isla markaana lagu soo war galiyay in dhakhtarkaasi adeegsaday Irbad wasakhaysan .

Dhakhtarkan ayaa sidoo kale la sheegay in isaga laftiisu qabo cudurka Hiv Aid-s- ka waxa aanay ciidammadaasi haatan ku guda jiraan baadhitaanada kala duwan ee la xidhiidha arrinta dhakhtarkaasi.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...